Milatariga Itoobiya oo shaaciyay Magacyada Saraakiil sar sare oo Tigrey ah oo la laayay

Wasaarada Difaaca dowlada Itoobiya ayaa faah faahin ka bixisay saraakiil badan oo katirsanaa maamulka TPLF ee lagu dilay dagaal ay kala hor yimaadeen ciidamada Federaalka Itoobiya. War ay soo saartay Wasaarada Difaaca Itoobiya ayaa lagu sheegay saraakiisha kooxda TPLF looga dilay dagaal ka dhacay gobolka Tigrey, waxa ayna Wasaarada sheegtay in ciidamada howlgal ku qabteen … Continue reading Milatariga Itoobiya oo shaaciyay Magacyada Saraakiil sar sare oo Tigrey ah oo la laayay